Xaalad kasta oo aan caadi ahayn, la xiriir lambarka degdegga ah ee Booliska Israa‘iil 100. Wixii macluumaad ah, garaac 110. Kanaalka Telegram ee Waaxda Afhayeenka Booliska Israa‘iil