Ciidanka Cirka Israa'iil oo 140 Gantaal Ku Dhuftay Iiraan 24 Saac Gudahood
24 saacadood gudahood, Ciidanka Cirka Israa'iil waxa ay fuliyeen in ka badan 140 duqayn oo ka dhacay Iran, iyaga oo bartilmaameedsaday goobaha gantaallada ballistic-ga iyo difaaca hawada.