Ciidanka Cirka Israa'iil oo Duqeeyay Warshaddii Qaraxyaasha Ee Iiraan
Ciidanka Cirka Israa'iil ayaa weeraray xarunta ugu weyn ee wax soo saarka qaraxyada ee Iiraan oo ku taalla magaalada Isfahan, taasoo ahayd bartilmaameed muhiim ah oo ka tirsan hawlgalkii la magac baxay "Libaxa Kacaya".