Netanyahu wuxuu la kulmay Taliyeyaal Kiristaan ah oo ka Tirsan Ciidanka Israa'iil
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu waxa uu la kulmay ciidanka iyo saraakiisha Yuhuudda ee ka tirsan Ciidanka Difaaca Israa'iil, isaga oo amaanay dadaalkooda isla markaana muujiyay doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaarayaan difaaca Israa'iil.