Ciidamada Israa'iil oo Duqeeyay Goobo Gantaallo Loo diyaariyay oo Xamaas Loo Qorsheeyay in Laga soo Rido Israa'iil
Ciidamada Israa'iil ayaa bartilmaameedsaday goobaha laga soo rido gantaallada Xisbullaaah iyo kaabayaal dhismeed, iyadoo la doonayay in laga hortago weerarro soo socda oo lagu qaadi lahaa Israa'iil.