ciidamada Guutada binyamiin ayaa hadda baadhaya deegaanka iyagoo ka daba raacaya dadka looga shakisanyahay. Waxaa la xidhay waddooyinka soo gala tuulada Malakh.