Ciidamada Difaaca Israa‘iil (IDF) ayaa dhammaystiray duullaan kale oo ka dhan ah kaabayaasha “nidaamka argagixisada ee Iiraan” ee magaalada Tehraan iyo goobaha kale ee dalka Iiraan.