Iiraan ayaa si xun ugu dhacday dhanka dhaqaalaha! Waxay doonayaan in deg-deg loo furo Gacanka Hormuz – Waxay u dhintaan lacag! Waxay luminayaan 500 Milyan Doollar maalintii. Ciidamada Milatariga iyo Booliska ayaa ka cabanaya inaan la siinin mushaaraadkooda. SOS!!!

Waxaa laga soo qaaday Donald Trump Truth Social Network