Sidoo kale, waxaa la qabtay gaarigii ay isticmaaleen dadkii rabshadaha geystay ee ku lugta lahaa dhacdada, waxaana berri booliska ay codsan doonaan in maxkamadda lagu sii hayo shakiyeha.