Waxaan idiin xusuusinaynaa in saacada markay ahayd 12:00 duhurnimo, la xiray Waddooyinka 12 iyo 40 si aanu gaadiidku u isticmaalin.