Booliska ayaa wada dadaal ay ku doonayaan inay helaan dadkii ka dambeeyay toogashada, waxaana arrintan lagu sheegay inay tahay mid danbiyeed.