Ciidamada ayaa iska hor yimid, waxaana dabagal kadib la soo qabtay laba tuhmane, iyadoo la qabtay bistoolad.