Ilaa hadda, 16 ka mid ah dadkii looga shakiyay kiiskan waa la soo qabtay. Baadhista dhammaan dadkii ku lug lahaa ayaa sii socota, iyadoo la adeegsanayo dhammaan hababka iyo awoodaha ay haystaan Booliska Israa‘iil, iyadoo ujeedadu tahay in la ogaado runta oo la horkeeno cadaalada dhammaan dadkii ku lug lahaa.