Ciidanka Booliska Degmada Tel Abiib, kuwa Booliska Xuduudda, iyo khubaro dhinaca qaraxyada ah ayaa hadda gacanta ku haya goobo dhowr ah oo laga helay hub gudaha degmadaasi.