Ciidanka Booliska iyo khubaro ka tirsan kuwa wax ka qabta qaraxyada ayaa hadda ku hawlan sugida goobaha ay waxyaabahaasi ku dhaceen. Ma jiraan wax khasaare ah oo la xaqiijiyay ilaa hadda.