Qaar ka mid ah goobaha la soo warramayo waxaa ka dhacay khasaare xoog leh, waxaana sidoo kale la geystay burbur. Saraakiisha booliiska iyo kuwooda qaraxyada ku takhasusay ayaa hadda ka shaqeynaya sidii loo xaddidi lahaa goobaha waxyeeladu ka dhacday, waxaana ay ka caawinayaan ciidamada gurmadka degdegga ah ee la tacaalida dadka waxyeelada soo gaartay. Kanaalka Telegram ee Afhayeenka Booliiska Israa’iil