Ciidanka Booliska, kuwa Booliska Xuduudda, iyo khubaro ka tirsan Booliska ayaa hadda ku hawlan sidii ay u go’doomini lahaayeen goobaha weerarada ay ka dhaceen, waxaana la sheegay in aanay jirin wax khasaare ah oo illaa hadda la xaqiijiyay.