Ciidanka Booliska ee Degmada Tel Abiib, kuwa Booliska Xuduudda, iyo khubaro ka tirsan Booliska ayaa hadda ka shaqeynaya sidii loo go’doomilahaa goobaha weerarada ka dhaceen ee ku yaalla degmadaas, waxaana la sheegay in aanay jirin wax khasaare ah oo dadka soo gaaray ilaa hadda.