In Ka Badan 1.6 Milyan Tonn oo Cunto Ah Ayaa Loo Gudbiyay Gaza
COGAT oo xaqiijisay in in ka badan 1.6 milyan oo tan oo cunto ah loo gudbiyay Gaza iyadoo aan wax xad ah loo gelin mugga ama noocyada, isla markaana beenisay eedeymaha ku saabsan yaraanta.


