Israa'iil oo ka jawaabtay 12 Wadan: Xaqiiqada waad ka qaldanteen ee ku saabsan saarista UNRWA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa beenisay dhaleeceyn ka timid 12 dal oo ku saabsan eryidda UNRWA, iyadoo ku adkeysay in goobta hay'adda si sharci darro ah loo haystay isla markaana shaqaalaheeda ay xiriir la lahaayeen Xamaas.