Ciidamada Israa'iil oo Xisbullaah ku eedeeyay inay mar kale ku xad-gudbeen Xabad-joojinta
Ciidamada Israa'iil ayaa sheegay inay weerareen goobo lagu rido gantaalada Xisbullaaax ee koonfurta Lubnaan, ka dib weeraro dhanka cirka ah, waxayna ku tilmaameen inay tahay jabinta heshiiskii xabad-joojinta.