Israa'iil Waxay Ku Jirtaa Kaalinta Afaraad Adduunka Ee Bixinta Deymaha Dhaqaale Ee Dalalka Dibadda
Israa'iil waxa ay kaalinta afaraad ka gashay adduunka marka la eego deynta saafiga ah ee ay siiso dhaqaalooyinka dibadda, iyadoo leh $212.5 bilyan oo maalgashi saafiga ah oo dibadda ah, sida ay sheegtay World Population Review.