192 Israa'iili ayaa la dhigay cisbitaalka weerarada gantaalada ee 24-kii saac ee la soo dhaafay
192 Israa'iili ayaa la dhigay isbitaalka 24-kii saac ee la soo dhaafay iyadoo ay ugu wacantahay weerarada gantaalada ee Iiraan, taasoo tirada guud ee dadka waxyeelada soo gaartay ka dhigtay 3,727.