Haweeney La Dhigay Isbitaalka Ka Dib Markii Ay Isticmaashay Waxyaabaha Tinta Toosiya, Wasaaradda Oo Soo Saartay Digniin
Wasaaradda Caafimaadka ee Israa'iil ayaa uga digtay macaamiisha iyo goobaha qurxinta timaha in ay joojiyaan isticmaalka badeecada tinta toosisa ee Revival Miracle ka dib markii haweeney la dhigay isbitaal sababo la xiriira waxyaabo ka mamnuuc ah…