Beni Gants oo diiday baaq ku saabsan midnimo midigta fog ee ka yimid Netanyaahu
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu oo ugu baaqay midnimo midigta fog ayaa waxaa diiday Wasiir Itamar Ben Gvir, kaasoo meesha ka saaray inuu la tartamo Besalel Samotariish doorashada soo socota.