Netanyahu: Xisbullaah "Wali Waxay Leedahay Awood Ka Hartay Oo Gantaalo Nagu Tuuri Karta
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Binyamiin Netanyaahu, ayaa ku dhawaaqay in la ballaariyay hawlgallada dhulka ee Israa'iil ee Lubnaan, isagoo sheegay in Xisbullaaah weli haysto awood gantaallo.

