Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Xisbiga Xarediga ah oo Go'aansaday Inaanu Cidna u Magacaabin Ra'iisul Wasaare
Raabi Dov Lando, oo ah hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Degel HaTorah, ayaan u magacaabi doonin wax musharrax ah xilka ra'iisul wasaaraha, taas oo saamayn ku yeelanaysa wadaxaajoodyada isbahaysiga Israa'iil.