In ka badan 15 Goobood oo Argagixiso oo Xisbullaah ah ayaa lagu dhuftey Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa sheegay inay Arbacadii weerareen in ka badan 15 ka mid ah kaabayaasha argagixisada Xisbulah, oo ay ku jiraan bakhaarrada hubka iyo goobaha lagu rido gantaallada, oo ku yaal koonfurta Lubnaan.