Israa'iil Waxay Duqeysay Xarunta Xisbullaah iyo Goobo Shidaal oo ku yaal Lubnaan Habeenkii
Dhawradii habeenimo ee la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Israa'iil ayaa bartilmaameedsaday xarun taliska Xisbulah ee ku taalla xaafadda Daxia ee magaalada Beyrut, iyo goobo lagu kaydiyo shidaalka oo ku yaalla Lubnaan.



