Ciidamada Israa'iil oo Burburiyay Kayd Hub oo Xisbulahah ku lahaa Goob Amni ah
Ciidamada Israa'iil ayaa burburiyay kayd hub oo ay lahayd Xisbullaah oo ku yaallay gobolka ammaanka ee koonfurta Lubnaan, iyagoo bartilmaameedsaday kaabayaal argagixiso oo ku dhex-jira goobaha rayidka.


