
Fariinta waa cadahay – kama jawaabno argagaxisada, laakiin waan ka hor tagnaa oo waan ka adkaannaa.
Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa la kulmay hoggaamiyeyaal maxalli ah si ay uga wada hadlaan hawlgallo ka hortag ah oo ka dhan ah argagixisada iyo iskaashi socda oo lagu xaqiijinayo amniga dadka deegaanka.