Netanyahu oo Fariin Furan U Diray Shacabka Lubnaan: Israa'iil Waxay Doonaysaa Nabad, Xisbullaahna Waxay Doonaysaa Dagaal iyo Dhimasho
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu waxa uu u sheegay shacabka Lubnaan in Israa'iil ay doonayso nabad, halka Xisbullaah, oo ay gacanta ku hayso Iiraan, ay doonayso dagaal iyo dhimasho, iyagoo dalkooda u haysta madax furasho.


