Madaxweyne Hersog Oo Uu Socdaal Rasmi Ah Ku Tagay Magaalada Baku Ee Dalka Azerbaijan
Madaxweynaha Israa'iil, Isxaaq Hersog, ayaa gaadhay magaalada Baku ee dalka Azerbaijan, isagoo booqasho ku jooga si loo xoojiyo xidhiidhka labada dal iyo ka qayb galka shirka CICA.