Ciidanka Cirka Israa'iil oo Duqeeyay Goobo Wax-soo-saar Hub Ah oo Iran Leedahay 24-kii Saac Ee Ugu Dambeeyay
Diyaarado dagaal oo ka tirsan Ciidanka Cirka Israa'iil oo gaaraya 60 ka badan ayaa duqeeyay goobo wax soo saarka hubka Iiraan oo ku yaalla Tehraan iyo bartamaha Iiraan 24-kii saac ee la soo dhaafay, iyagoo beegsaday tas-hiilaad gantaallo lagu sameeyo.