Musharraxii Binyamiin Netanyaahu oo Ka Baxay Tartanka Kormeeraha Guud ee Dalka
Michael Rabello, oo ahaa musharraxii Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu u magacaabay kormeeraha guud ee dalka, ayaa ka laabtay musharraxnimadiisa kadib markii Maxkamadda Sare ay burisay doorashadiisa arrimo la xiriira qarsoonnimada codbixinta dartiis…