Ciidamada Israa'iil oo dilay Xamaasiyiin argagixiso ah oo ka dambeeyay dilkii taliyayaashii guutooyinka ee 7-dii Oktoobar
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa ku dilay magaalada Khan Yuunis ee Gaza, xubigii argagixisada Xamaas ee Nukhba, Ismaaciil Ibraahiim Darwiish Kandil, kaas oo 7-dii Oktoobar dilay Kolonel Yonaataan Steinberg.