
Diyaaraddii ugu horreysay ee ugu casrisan adduunka ee lagu shidaal buuxiyo ayaa soo caga dhigatay Guutada Gidcon
Ciidanka Israa'iil ee Guutada Gidcon ayaa soo dhaweeyay diyaaradii ugu casriseyd ee lagu shidaal buuxiyo, taasoo kordhisay awoodda ciidanka cirka iyadoo leh 30 tan oo qaadasho ah iyo tiknoolajiyad 3D ah.

