Israa'iil oo Warbixinta Baaritaanka QM ku Dhaleeceysay 'Dukumenti Borobogaando ah oo Xaqiiqada ka Fog'
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa'iil ayaa canbaareysay warbixin ay soo saartay Guddiga Baaritaanka ee QM iyada oo ku tilmaantay "borobogaando xaqiiqada ka fog," iyadoo sheegtay inay wiiqayso xaqa Israa'iil u leedahay inay…