
Kolombiya Waxay Noqotay Dalkii 10aad Ee Ka Furta Yeruusaalem Safaarad
Kolombiya waxay furatay safaaradeeda Yeruusaalem, waxaanay noqotay waddankii 10aad ee sidaas yeela, waxaana goobjoog ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Kolombiya .


