Israa'iil oo Tirisay 5.19 Milyan oo Cod Iyadoo Guddiga Doorashadu ku Dhaw yahay Tirintii ugu Dambaysay
In ka badan 5.19 milyan oo cod ayaa laga tiriyay 11,855 xarumood oo codbixineed oo Israa'iili ah iyadoo tirinta codadka doorashada Kineset-ka 26-aad ay ku dhowdahay in la soo gabagabeeyo.