Xafiiska Binyamiin Netanyaahu oo Warbixin ku Saabsan Duqeyn Kale oo lagu Qaado Iiraan ku Tilmaamay "War Been Abuur Ah"
Xafiiska Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa beeniyay warbixin ay CNN qortay oo sheegeysa inuu ku riixayo weerarro kale oo lagu qaado Iiraan, isagoo ku tilmaamay "war been abuur ah" xilli ay jiraan baaqyo Maraykanku ku dalbanayo isku-duwid.