Qiimaha Dagaalka Iiraan Ku Kacay Israa'iil Oo Lagu Qiyaasay 35 Bilyan Oo Sheqel
Wasaaradda Maaliyadda Israa'iil waxay ku qiyaastay kharashka tooska ah ee miisaaniyadda dagaalka Iiraan inay tahay 35 bilyan oo shekel, oo ay ku jiraan difaaca iyo magdhowga.