24,000 Tan Oo Qalab Caafimaad Ah Ayaa Galay Gaza Tan Iyo Markii La Joojiyay Dagaalkii
COGAAT waxa ay sheegtay in in ka badan 24,000 oo tan oo qalab caafimaad ah ay soo galeen Gaza tan iyo markii la joojiyay dagaalka, iyadoo la ilaalinayo qaybinta si looga hortago in Xamaas ay gacanta ku dhigto.