Ciidamada Israa'iil Waxay Garaaceen 400 Goobood Oo Ku Yaalla Iiraan 48 Saacadood Gudahood
Muddada ka badan 48 saacadood, ayaa ciidanka cirka Israa'iil waxa ay duqeeyeen ilaa 400 goobood oo ku yaalla Iiraan, oo ay ku jiraan kaabayaal milateri iyo goobo wax soo saar hub ah oo ku yaalla Tehraan.