Shan Askari oo Israa'iili ah ayaa ku Dhaawacmay Lubnaan Kadib Weerar Gantaallo
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa soo warramay in shan askari oo Israa'iili ah lagu dhaawacay, mid ka mid ahna uu si culus u dhaawacmay, kadib markii gantaalo laga soo riday koonfurta Lubnaan Arbacadii.