Haddii dadku ay jecel yihiin Israa'iil ama aysan jeclayn, waxay caddeeyeen inay yihiin Saaxiib Weyn oo ay leedahay Dalka Maraykanka.
Donald Trump oo ka hadlayay barxadiisa Truth Social ayaa Israa'iil ku tilmaamay "Xulafada Weyn" ee Maraykanka, isagoo amaanay geesinimada iyo daacadnimada ay muujisay.