Hogaamiyihii Argagixisada Xamaas ee Xamza Sharabaasi oo la dilay Oktoobar 7
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa shaaciyay in la dilay sarkaal ka tirsan Xamaas oo lagu magacaabo Xamza Sharaabasi, kaasoo ka qayb qaatay weerarkii 7-dii Oktoobar ee lagu qaaday saldhigga Naaxal Ooz, iyo Azzam al-Xayyah.