Afar Qof Oo La Xidhay Kadib Isku Dhacyo Dhex Maray Taageerayaasha Kubadda Cagta Ee Iska Soo Horjeeda Oo Ka Dhacay Meel U Dhow Garoonka Tel Abiib
Booliska Israa'iiliyaanka ah ayaa xidhay afar qof oo looga shakisanyahay kadib gacan ka hadal rabshado wata oo dhex maray taageerayaasha kubadda cagta ee Maccabi Tel Abiib iyo Hapoel Tel Abiib oo ka dhacay Jaffa.