
Dukumentiyada ku saabsan dhismaha xarunta kormeerka Israa'iil ee dadka ka soo galaaya Xudduudda Raaxah
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay ka dhiseen Raafah xarun gaar ah oo lagu baaro dadka soo galaya, taasoo lagu magacaabo "Regavim", si loo xoojiyo kormeerka amniga iyo xaqiijinta aqoonsiga dadka soo galaya.