Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil Gideon Sa’ar oo u Hambalyeeyay Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda Chad
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil Gideon Sa’ar ayaa khadka taleefanka kula hadlay wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Chad Ahmed Kogri, iyagoo ka wada hadlay ballaarinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga amniga.